Sepet

Sırta Guusha

Karbon KitaplarSırta Guusha

İndirimlerden haberiniz olsun ister misiniz ? İndirim Alarmı Oluştur

177,74 TL
Vergiler Hariç: 148,12 TL
1 kişi tarafından görüntülendi

Öne Çıkan Özellikler

Ürün Özellikleri
Basım Yılı2020 ve Öncesi
Cilt BilgisiCiltsiz
menseiTR
Roman TürüKlasikler
Setli/TekilTekil Ürün
YazarAnonymous Anonymous
Hadii aad doonayso inaad la duusho shimbirka Hawada sare maraya waqti badan yuusan kaaga lumin digaaga dhulka hoose socda.; Ma doonaysaa inaad barato sida loo guulaysto? Hadii ay jawaabtaadu tahay haa ogow Buuggaan waa buuggaagii waana bare ku haboon sidii aad ku baran lahayd guusha, waa jiheeye ku tusiya waddada guusha, waa marjac aad u laaban karto mar waliba aad u baahato inaad wax ka ogaato guusha.; Bal isweydii suurtagal ma tahay inaad iska guulaysato adigoo aadan baran sida loo guulaysto? Ma kula tahay guusha inay iska timaado bilaa sabab la’aan? Ma umalaynaysaa inaad guulaysan karto adigoo aadan guusha u halgamin? Ma kula tahay in guusha xaglo laabadan lagu gaaro? Miyey kula tahay inay guusha fadhiga kuugu imaan doonto? Maya sidaas ha ku fikirin waayo guusha markaad dalbato durbadiiba iskama timaadee sababo isbiirsaday ayay ku timaadaa marka baro sababhaas si aad u hesho sirta guusha! Buuggaan wuxuu farta kuugu fiiqi doonaa habkii aad ku ugaarsan lahayd guusha aad dalbanayso, wuxuu taabanaya oo kaaga sheekaynayaa sidii aad u guulaysan lahayd, hormar u gaari lahayd, yoolkaaga u xaqiijin lahayd adigoo adeegsan doona qaaciddada guusha.; Buuggaan Sirta Guusha waxaa saldhig u ah labo shuruuc oo kala ah: 1. Inaad hesho xog muhiim ah oo laxiriira guusha 2. Dhaqan gelinta xogtaas adigoo adeegsanaya qaaciddada guusha Ürün Adı: Sırta Guusha Ürün Kodu: 9786059681841 Yazar: Hassan Mudane Basım Yılı: 2016 Kapak Türü: Karton Kapak Sayfa Sayısı: 112 Kağıt Cinsi: 2. Hamur Çevirmen:
Etiketler: Sırta Guusha

Ürün Açıklamaları

Bu ürüne henüz soru sorulmamıştır.

Canlı Destek